Shiica
English: Shia Islam

Kani waa maqaal ku saabsan mabda'a Shiicada ee qeybta ka ah diinta Islamka.
Islaam

Shiica (ingiriis: Shia; carabi: شيعة‎ "Shīʿah") waa waaxda labaad ee ugu weyn diinta Islaamka. Ereyga Shiica waxa laga keenay Shīʻatu Calī (شيعة علي) micnaheedu yahay "raacayaashii" ama "taageerayaashii" asxaabigii Cali bin Abi Dalib, ee nabi Muxamed (N.N.K.H) ilma-adeerka ahaayeen. Shiicadu waxay aaminsan yihiin in Cali bin Abi Daalab ahaa hogaamiyaha saxda ah ee diinta Islaamka geeridii Nabi Muxamed wixii ka dambeeyay. Sidoo kale farqiga u dhexeeya Shiicada iyo Sunniga waxaa ugu weyn waa siyaasad (cida saxda ah ee hogaanka diinta Islaamka qaban lahayd) iyo taageerada Cali bin Abi Daalab.Shiicadu waxay u kala baxdaa dhowr qeybood oo leh xoogaa kala duwanaansho ah. Dadka raacsan mabda'a "Labo-iyo-tobanle" (îthnā'ashariyyah) ayaa ah firqada ugu weyn ee Shiicada. Tiro koob la sameeyay 2009kii ayaa lagu ogaadey in Shiicadu tahay 13% shacabka Islaamka caalamka; in 14% ay ka tahay muslimiinta bariga-dhexe; iyo in 70% ilaa 80% Shiicada caalamka oo dhan ku nool yihiin afar wadan oo kala ah: Iiraan, Ciraaq, Hindiya iyo Bakistaan. Mabda'a Shiicadu wuxuu ku salaysan yahay kitaabka Quraanka iyo xadiisyadii laga soo weriyey Nabi Muxamed ((NNKA); iyo buugaag ay qoreen culimo-diin, sida "Nahj al-Balagha". Intaas waxaa dheer in Shiicadu aaminsan tahay in Cali bin Abi Dalib ahaa hogaamiyaha ugu saxsan ee ku xiga Nabi Muxamed, ka dib ay ku sii xigi lahaayeen "Imaamyada". Sidoo kale waxaa Shiicadu leedahay xadhig dheer oo qadariya " dadka ku ehelka ah Nabi Muxamed" (loo yaqaano "ahlul al-Bayt"), kuwaasi oo la maamuso ama qadariyo ilaa maanta.Guud ahaan Shiicada waxaa loo qeeybiyaa sadex waaxood: Labo-iyo-tobanle (īthnā'ashariyyah), Ismà'cīīli iyo Sacīidi; waxaana ugu weyn oo badan Labo-iyo-tobanlayaasha.

  • qoraalka gudaha oo kooban

Qoraalka gudaha oo kooban

Taariikh

Qeybaha Shiicada

Wadanada Shiicada

jhfhuhfuhfuhrgheuhguheggjhguhuguhuhnjnjs

Tixraac

Other Languages
Afrikaans: Sjia
Alemannisch: Schia
aragonés: Xiismo
العربية: الشيعة
مصرى: شيعه
asturianu: Xiísmu
azərbaycanca: Şiəlik
تۆرکجه: شیعه
башҡортса: Шиғыйҙар
Boarisch: Schia
žemaitėška: Šijėzmos
беларуская: Шыіты
беларуская (тарашкевіца)‎: Шыізм
български: Шиитски ислям
brezhoneg: Islam chiit
bosanski: Šiitski islam
буряад: Шиизм
català: Xiisme
нохчийн: ШиӀиташ
کوردی: شیعە
Cymraeg: Shïa
dansk: Shia-islam
Deutsch: Schia
Zazaki: Şıiyiye
ދިވެހިބަސް: ޝީޢީ މަޛްހަބު
Ελληνικά: Σιισμός
English: Shia Islam
Esperanto: Ŝijaismo
español: Chiismo
eesti: Šiiidid
euskara: Xiismo
فارسی: شیعه
føroyskt: Shia Islam
français: Chiisme
Frysk: Sjiïsme
Gaeilge: Siach
galego: Xiísmo
گیلکی: شيعه
Hausa: Shi'a
hrvatski: Šijizam
հայերեն: Շիա իսլամ
Bahasa Indonesia: Syiah
íslenska: Sjía
italiano: Sciismo
日本語: シーア派
Jawa: Singah
ქართული: შიიზმი
Taqbaylit: Taciɛit
қазақша: Шииттер
한국어: 시아파
kurdî: Şiîtî
Кыргызча: Шииттер
лезги: Шиияр
Lingua Franca Nova: Xia
لۊری شومالی: شیعٱ
lietuvių: Šiizmas
latviešu: Šiītu islāms
Malagasy: Shiisma
Minangkabau: Syiah
македонски: Шиизам
Bahasa Melayu: Syiah
Malti: Xigħa
မြန်မာဘာသာ: ရှီယာမူဆလင်
مازِرونی: تشیع
Nederlands: Sjiisme
norsk nynorsk: Sjiaislam
norsk: Sjiaislam
occitan: Chiisme
Ирон: Шииттæ
ਪੰਜਾਬੀ: ਸ਼ੀਆ ਇਸਲਾਮ
polski: Szyizm
Piemontèis: Islam Siita
پنجابی: شیعہ
پښتو: شيعه
português: Xiismo
română: Islamul șiit
русский: Шииты
русиньскый: Шіїты
sicilianu: Sciismu
Scots: Shia Islam
سنڌي: شيعہ
srpskohrvatski / српскохрватски: Šijitizam
Simple English: Shia Islam
slovenčina: Šiitizmus
slovenščina: Šiizem
српски / srpski: Шиизам
svenska: Shia
Kiswahili: Washia
тоҷикӣ: Шиа
Tagalog: Shiismo
Türkçe: Şiilik
татарча/tatarça: Шигыйчылык
ئۇيغۇرچە / Uyghurche: شىئەلەر
українська: Шиїти
اردو: اہل تشیع
oʻzbekcha/ўзбекча: Shialik
Tiếng Việt: Hồi giáo Shia
Winaray: Shia Islam
吴语: 什叶派
მარგალური: შიიზმი
ייִדיש: שיא איסלאם
中文: 什叶派
文言: 什葉派
Bân-lâm-gú: Shia
粵語: 什葉派