Qalab muusig

kabanku waa mid ka tirsan qalabka muusig

Qalabka Muusiga (Af-Ingiriis: Musical instrument; Af-Carabi: آلة موسيقية) waa dhamaan agabka loo isticmaalo in dhawaqa muusig lagu sameeyo si loogu qurxiyo iyo macaaneeyo hees, gabay iyo ereyo loogu talogalay in dad lagu madadaaliyo.

Dunida maanta aad ayay casri u noqotey waxaana la isticmaalaa noocyo badan oo qalabka muusiga ah, kuwaasi Waxaa ugu caansan kabanka, gitaarka, durbaanka, biyaano iyo turunbo. Dhinaca kale taariikhda qalabka muusigu waa mid aad u qoto dheer waxaana la aaminsan yahay in dadku isticmaali jireen qalabyo kala duwan tan iyo 6,500 sano ka hor.

Taariikh

Qalabka muusiga sida kabanka Waxaa la isticmaali jiray wakhti imika laga joogo 6,500 sano.

Noocyada

Guud ahaan Waxaa jira noocyo badan oo qalab muusig ah, kuwaasi Waxaa ugu caansan wakhti badan la soo isticmaali jirey kuwan:

Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Other Languages
Afrikaans: Musiekinstrument
Alemannisch: Musikinstrument
العربية: آلة موسيقية
azərbaycanca: Musiqi aləti
беларуская (тарашкевіца)‎: Музычны інструмэнт
bamanankan: Fɔlifɛn
བོད་ཡིག: རོལ་ཆ།
brezhoneg: Benveg-seniñ
Cymraeg: Offeryn cerdd
Ελληνικά: Μουσικό όργανο
euskara: Musika tresna
فارسی: ساز
suomi: Soitin
Võro: Pill
Gaeilge: Uirlis cheoil
贛語: 樂器
Gàidhlig: Innealan-ciùil
ગુજરાતી: સંગીત વાદ્ય
עברית: כלי נגינה
hrvatski: Glazbala
magyar: Hangszer
Bahasa Indonesia: Alat musik
íslenska: Hljóðfæri
日本語: 楽器
la .lojban.: zgitci
Basa Jawa: Piranti musik
한국어: 악기
Lëtzebuergesch: Museksinstrument
lingála: Eyémbeli
Bahasa Melayu: Alat muzik
မြန်မာဘာသာ: တူရိယာ
Nāhuatl: Tlatzotzonalli
Plattdüütsch: Musikinstrument
नेपाल भाषा: बाजं
Nederlands: Muziekinstrument
norsk nynorsk: Musikkinstrument
ਪੰਜਾਬੀ: ਸਾਜ਼
پښتو: ساز
Runa Simi: Waqachina
armãneashti: Hâlati muzicalâ
संस्कृतम्: वाद्ययन्त्राणि
srpskohrvatski / српскохрватски: Muzički instrumenti
Simple English: Musical instrument
slovenčina: Hudobný nástroj
slovenščina: Glasbilo
Seeltersk: Musikinstrumente
Türkçe: Çalgı
oʻzbekcha/ўзбекча: Musiqa asbobi
Tiếng Việt: Nhạc cụ
West-Vlams: Muziekinstrument
吴语: 乐器
中文: 乐器
Bân-lâm-gú: Ga̍k-khì
粵語: 樂器