Nebal

Federal Democratic Republic of Nepal
  • सङ्घीय लोकतान्त्रिक गणतन्त्र नेपाल (Af-Nebaali)
  • Sanghiya Loktāntrik Ganatantra Nepāl
Hal ku dheg: जननी जन्मभूमिश्च स्वर्गादपि गरीयसी (Af-Sanskrit)
Mother and Motherland are Greater than Heaven (Af-Ingiriisi)
Heesta qaranka: सयौं थुँगा फूलका (Af-Nebaali)
Made of Hundreds of Flowers (Af-Ingiriisi)
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Kathmandu
Luqadaha rasmiga ah Nepali(Official at National level including in 6 Provinces)
Maithili and Bhojpuri (Official in 1 Federal State and Co-official at National level)
English(de-facto lingua franca and medium in legal documents)
Luqad loo aqoonsaday dalka
  • Awadhi
  • Bhojpuri
  • Bajjika
  • Doteli
  • Gurung
  • Kiranti
  • Limbu
  • Magar
  • Maithili
  • Newar
  • Rai
  • Sherpa
  • Tamang
  • Tharu
  • Urdu[1]
Qaybaha qoomiyedaha (2011[2] Template:Update inline)
Dadka Nepalese
Xukunka Federal parliamentary republic
 -  President Bidhya Devi Bhandari
 -  Vice President Nanda Kishor Pun
 -  Prime Minister K.P. Sharma Oli
 -  Chief Justice Deepak Raj Joshee[3] (Acting)
 -  Assembly Chairman Ganesh Prasad Timilsina
 -  House Speaker Krishna Bahadur Mahara[4]
Sharci dejinta Federal Parliament
 -  Aqalka sare National Assembly
 -  Aqalka hoose House of Representatives
Formation
 -  Kingdom declared 25 September 1768[5] 
 -  State declared 18 May 2006[6] 
 -  Republic declared 29 May 2008 
Baaxad
 -  Guud ahaan 147,181 km2 (93rd)
56,827 sq mi 
 -  Biyo (%) 2.8
Tirada dadka
 -  Template:UN Population qiyaasta Template:UN PopulationTemplate:UN Population (48th)
 -  2011 Tirakoob 26,494,504[2]
 -  Mugga Dadka 180/km2 (62nd)
518/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2016 qiyaastii
 -  Guud ahaan $74.020 billion[7]
 -  Qof qof $2,573[7]
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2016 estimate
 -  Guud ahaan $24.067 billion[7] ((107th))
 -  Calaa qof $837[7]
Qaybsiga (2010)negative increase 32.8[8] (medium)
Kobaca (2016)Green Arrow Up Darker.svg 0.558[9] (medium / 144th)
Lacagta Nepalese rupee (NPR)
Waqtiga Nepal Standard Time (UTC+05:45)
DST not observed
Wadista Baabuurta left
Furaha telka +977
Furaha Internetka .np
.नेपाल

w:mr:नेपाळ

Calanka
Nebal (Aasiya)

Nepal Waa dalyar oo ay shiikhisay qaarad la-mooda Hindiya, Dalkan yar waxaa soo daashadayBoqortooyo badh

ax-tiran, ooku salaysan kali-talisnimo iyo xukunka oo la kala dhaxlo. Bishii May 28 keedii,Sanakdii 2008 dii ayey Nepal ka takhalustay Baqortooyo guun

ah oo soomaamulaysay 240 sanadood, Waxayna isu rogtay Jamhuuriyad Dimuqraadi ah. BartaAy Ku Taalo: Nepal waxa ay ku taala Koonfurta Aasiya, waxa ay u d

haxaysaalabada wadan ee Dunida ugu dadka badan Shiinaha iyo Hindiya. Hindiya ayaa kagaxeeran, jihooyinka ,Galbeed, Koonfur iyo Bari, halka ay Jihada Wa

qooyina xadkala wadaagto Shiinaha. Waxaay Shiinaha la wadaagtaa xuduud dhan 1,389 KM, Halka ay Hindiya Kala wadaagtoxuduud lagu qiyaasay 1,770 Km, Nepal Malaha wax badd ah.Dhulka: Nepa

l waxa ay kutaalaa buuralayda Himalaaya, dhulkeedu waa dhul buureed raf ah, Waxaa ku yaalafigta caalamka ugu dheer ee Everest oo joogeedu gaadhayo ilaa

 8848 Mitir. Baaxaadda dhulka ay ku fadhidoNepal waxaa lagu qiyaasaa ilaa 147181 Kiiloo Mitir oo Isku wareeg ah, Waanadalka 94 aad dhinaca baaxada dhul

ka.Boqolkiiba 97 dhulkeedu waa barri, halka dhulka biyuhu qotomaana uu u dhigmobaqolkiiba 3. Cimilada: Gobolada Waqooyi ee Nepal waxa ka jirta Cimilo q

abaw ahXagaagii, Xilliga  Jiilaakuna aad ayuu udarran yahay. Lakin gobolada Koonfureed, Cimilada xagaagu waa Mid u dhawcimilada dhul-badhaha, halka ay dhexdhexaad tahay Cimiladu xilliga Jiilaalka.Caasimada : Ka

thmandu.Luqada: Luqada rasmiga ah waa Nepali waxaa ku hadla boqolkiiba 44.6, Waxaa kuxiga afka Maithali oo ay ku hadlaan Boqolkiiba 11.7 , waxaa ku sii

 xiga afka Bhojpuri, waxaana isku fahmaboqolkiiba 6, Waxaa kale dalka lagaga hadlaa afafka Tharu, Tanang, Newar,Magar, Bajjika, Urdu, Acadhi, Limbu, Gu

rung iyoluqado kale. Diinta: Diraasad la sameeyey sanakdii 2011 ayaa muujisay in dadkareer Nepal boqolkiiba 81.3 ay aaminsanyihiin Hindu, halka boqolki

iba 9 ayyihiin Buddhist Muslmiinta dalkan ayaa u dhigma Boqolkiiba 4.4 (lakin waxaadhici karta in ay ka badanyihiin), dad lagu qiyaasay boqolkiiba 3.1 ayaaaaminsan waxa loo

yaqaanoKirant, Boqolkiiba 1.4 waa Kiristaan. Dadka: Qiyaas la qaaday sadandkii tagayayaa ku qiyaastay tirada dadka ku nool Nepal ilaa 30,986,975 oo ruu

x, Waanadalka 42aad. Xadiga tarmida shacabkan waxaa lagu qiyaasaa boqolkiiba 1.82,waxaanu ku jiraa kaalinta 66aad dhinaca badashada dadka. Celceliska c

imri-dherarkareer Nepal ayaa gaadha 67 sanadood, Haweenka reer nepal ayaa ka cimri dheerragga, Dhaqaalaha: Nepal waxa ay ka mid tahay wadamada ugu sabo

olsan ugunahormarka yar Dunida, -Shacabka reer Nepal Boqolkiiba 25 waxa ay kunool yihiin dhaqaale ka hooseeyaXariiqa Sabooltinimada, dhaqaalaha dalka waxaa si weyn u kaaba lacagaha di

bada laga sooxawilo oo u dhigama Boqolkiiba 25 wax soosaarka dalka. Beeruhuna waa ishadhaqaale ee ugu weyn dalkan, dad lagu qiyaasay baqolkiiba 70 ayey

 noloshoodu ku tiirsantahay beerashada. Wax-soo-saarkasanadlaha ah ee Nepal waxaa lagu qiyaasay 19.64 Bilyan oo Dollar, Qofka reerNepal sanadkii waxa u

soo xaroodadakhli gaadhaya 2400 oo Dollar. Waana dalka 44aad marka la eego dhakhlishakhsiyeedka. Heerka Shaqo la'aantuna waxa uu cagacagaynaya boqolkii

ba 42, Waanadalka 195 aad dhinca shaqo la'aanta. Heerka Sicir bararka ayaa isna garaacayaboqolkiiba 8.4 . -Khayraadka Dabeeciga Ah: Dalkani waxa uu qani ku yahay quartz, Biyaha Dabeecigaah, Looxa, Tamarta laga dhaliyo Biyaha, Muuqaalo Bilic leh oo Debeeci a

h, Naxaastaiyo Xadiida. Waxbarashada: Dawlada Nepal tacab badan ma galiso tacliinta, Waxaay ku bixisaa dhinaca wax-barashada dakhli u dhigma boqolkiiba

 4.7 wax soo saarkeeda, waana dalka 87aaddhinca kobcinta Wax-barashada. Dadka da'doodu ka wayn tahay 15 sano ee awoodaakhriska iyo qoraalka waxaa lagu

qiyaasaaBoqolkiiba 63.9. Celceliska da'da dugsiyada lagaga qalin jabiyaana waa 12 sano.Caafimaadka: Xukuumada Nepal,Boqolkiiba 6, Wax soo saarkeeda waxa ay ku bixisaa dhinaca caafimaadka, Waanawadanka 125aad dhinaca daryeelka caafimaad.

 Qiyaas la qaaday sanadkii 2013 ayaa lagutira-koobay dadka la nool Xanuunka dilaaga ah ee HIV/AIDS 3300 oo ruux, taasmicnaheedu waxa weeye in Nepal ay

ku jirtokaalinta 61 aad marka la eegayo dadka la nool AIDs-ka, sidoo kale waxaa laguqiyaasay tirada dadka uu galaaftay xanuunkani 3300. Dadka Ka cabana

ya Buurnidaxad-dhaafka ah ayaa iyaguna uga dhigma boqolkiiba 2.9 tirada guud ee bulshada. 

  1. "Nepal". Ethnologue. Retrieved 24 April 2016. all Regional languages are now considered national language of Nepal 
  2. 2.0 2.1 "National Population and Housing Census 2011 (National Report)" (PDF). Central Bureau of Statistics (Nepal). Archived from the original (PDF) on 18 April 2013. Retrieved 26 November 2012. 
  3. "Honorable Mr. Deepak Raj Joshee". supremecourt.gov.np. Retrieved 18 March 2018. 
  4. "Krishna Bahadur Mahara elected Speaker". My Republica (in Ingiriisi). Retrieved 18 March 2018. 
  5. "Nepal5". Royalark.net. Retrieved 14 February 2014. 
  6. "Vote to curb Nepal king's powers". BBC. 18 May 2006. Retrieved May 19, 2018. 
  7. 7.0 7.1 7.2 7.3 "Nepal". International Monetary Fund. Retrieved 12 March 2016. 
  8. "Gini Index". World Bank. Retrieved 2 March 2011. 
  9. (PDF). United Nations Development Programme. 2017 https://web.archive.org/web/20170322153238/http://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf. Archived from the original (PDF) on 22 March 2017. Retrieved 22 March 2017.  Missing or empty |title= (help)
Other Languages
Acèh: Nèpal
адыгабзэ: Непал
Afrikaans: Nepal
Alemannisch: Nepal
አማርኛ: ኔፓል
aragonés: Nepal
Ænglisc: Nepal
العربية: نيبال
مصرى: نيبال
অসমীয়া: নেপাল
asturianu: Nepal
azərbaycanca: Nepal
تۆرکجه: نپال
башҡортса: Непал
Boarisch: Nepal
žemaitėška: Nepals
Bikol Central: Nepal
беларуская: Непал
беларуская (тарашкевіца)‎: Нэпал
български: Непал
भोजपुरी: नेपाल
Bahasa Banjar: Nepal
বাংলা: নেপাল
བོད་ཡིག: བལ་ཡུལ།
বিষ্ণুপ্রিয়া মণিপুরী: নেপাল
brezhoneg: Nepal
bosanski: Nepal
буряад: Балба
català: Nepal
Chavacano de Zamboanga: Nepal
Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄: Nepal
нохчийн: Непал
Cebuano: Nepal
کوردی: نیپال
qırımtatarca: Nepal
čeština: Nepál
kaszëbsczi: Nepal
Чӑвашла: Непал
Cymraeg: Nepal
dansk: Nepal
Deutsch: Nepal
Zazaki: Nepal
dolnoserbski: Nepal
डोटेली: नेपाल
ދިވެހިބަސް: ނޭޕާލް
ཇོང་ཁ: བལ་ཡུལ་
Ελληνικά: Νεπάλ
English: Nepal
Esperanto: Nepalo
español: Nepal
eesti: Nepal
euskara: Nepal
estremeñu: Nepal
فارسی: نپال
Fulfulde: Nepal
suomi: Nepal
Võro: Nepal
Na Vosa Vakaviti: Nepal
føroyskt: Nepal
français: Népal
arpetan: Nèpal
Nordfriisk: Nepaal
Frysk: Nepal
Gaeilge: Neipeal
Gagauz: Nepal
Gàidhlig: Neapàl
galego: Nepal
Avañe'ẽ: Nepal
गोंयची कोंकणी / Gõychi Konknni: नेपाळ
ગુજરાતી: નેપાળ
Gaelg: Nepaal
Hausa: Nepal
客家語/Hak-kâ-ngî: Nepal
Hawaiʻi: Nepala
עברית: נפאל
हिन्दी: नेपाल
Fiji Hindi: Nepal
hrvatski: Nepal
hornjoserbsce: Nepal
Kreyòl ayisyen: Nepal
magyar: Nepál
հայերեն: Նեպալ
interlingua: Nepal
Bahasa Indonesia: Nepal
Interlingue: Nepal
Ilokano: Nepal
Ido: Nepal
íslenska: Nepal
italiano: Nepal
日本語: ネパール
Patois: Nepal
la .lojban.: nepal
Basa Jawa: Népal
ქართული: ნეპალი
Qaraqalpaqsha: Nepal
Kabɩyɛ: Nepaalɩ
Kongo: Nepal
Gĩkũyũ: Nepal
қазақша: Непал
kalaallisut: Nepal
ភាសាខ្មែរ: នេប៉ាល់
ಕನ್ನಡ: ನೇಪಾಳ
한국어: 네팔
къарачай-малкъар: Непал
कॉशुर / کٲشُر: नेपाल
kurdî: Nepal
коми: Непал
kernowek: Nepal
Кыргызча: Непал
Latina: Nepalia
Ladino: Nepal
Lëtzebuergesch: Nepal
лезги: Непал
Lingua Franca Nova: Nepal
Luganda: Nepal
Limburgs: Nepal
Ligure: Nepal
lumbaart: Nepal
lingála: Nepáli
ລາວ: ເນປານ
لۊری شومالی: نپال
lietuvių: Nepalas
latviešu: Nepāla
मैथिली: नेपाल
Basa Banyumasan: Nepal
Malagasy: Nepal
олык марий: Непал
македонски: Непал
മലയാളം: നേപ്പാൾ
монгол: Балба
मराठी: नेपाळ
Bahasa Melayu: Nepal
Malti: Nepal
Mirandés: Nepal
မြန်မာဘာသာ: နီပေါနိုင်ငံ
مازِرونی: نپال
Dorerin Naoero: Nepar
Nāhuatl: Nepal
Plattdüütsch: Nepal
Nedersaksies: Nepal
नेपाली: नेपाल
नेपाल भाषा: नेपाः
Nederlands: Nepal
norsk nynorsk: Nepal
norsk: Nepal
Novial: Nepal
occitan: Nepal
Livvinkarjala: Nepal
Oromoo: Neeppaal
ଓଡ଼ିଆ: ନେପାଳ
Ирон: Непал
ਪੰਜਾਬੀ: ਨੇਪਾਲ
Pangasinan: Nepal
Kapampangan: Nepal
Papiamentu: Nepal
Picard: Népal
पालि: नेपाल
Norfuk / Pitkern: Nepal
polski: Nepal
Piemontèis: Nepal
پنجابی: نیپال
پښتو: نيپال
português: Nepal
Runa Simi: Nipal
română: Nepal
armãneashti: Nepal
русский: Непал
русиньскый: Непал
Kinyarwanda: Nepali
संस्कृतम्: नेपालदेशः
саха тыла: Непал
ᱥᱟᱱᱛᱟᱲᱤ: ᱱᱮᱯᱟᱞ
sicilianu: Nepal
Scots: Nepal
سنڌي: نيپال
davvisámegiella: Nepal
srpskohrvatski / српскохрватски: Nepal
සිංහල: නේපාලය
Simple English: Nepal
slovenčina: Nepál
slovenščina: Nepal
Gagana Samoa: Nepal
chiShona: Nepal
shqip: Nepali
српски / srpski: Непал
SiSwati: INephali
Basa Sunda: Népal
svenska: Nepal
Kiswahili: Nepal
ślůnski: Nepal
தமிழ்: நேபாளம்
తెలుగు: నేపాల్
tetun: Nepál
тоҷикӣ: Непал
Türkmençe: Nepal
Tagalog: Nepal
Tok Pisin: Nepal
Türkçe: Nepal
Xitsonga: Nepal
татарча/tatarça: Непал
chiTumbuka: Nepal
Twi: Nepal
удмурт: Непал
ئۇيغۇرچە / Uyghurche: نېپال
українська: Непал
اردو: نیپال
oʻzbekcha/ўзбекча: Nepal
vèneto: Nèpal
vepsän kel’: Nepal
Tiếng Việt: Nepal
Volapük: Nepalän
Winaray: Nepal
Wolof: Nepaal
吴语: 尼泊尔
მარგალური: ნეპალი
ייִדיש: נעפאל
Yorùbá: Nepal
Vahcuengh: Nepal
Zeêuws: Nepal
中文: 尼泊尔
文言: 尼泊爾
Bân-lâm-gú: Nepal
粵語: 尼泊爾
isiZulu: Nepal