Koronto |
Koronto (
Si kastaba ha ahaatee, korontadu waa halbowlaha dhamaan teknoolojiyada casriga ah ee maanta dunidu isticmaasho.[1]
Qulqulka elektaronada dabaysan, kuwaasi oo iskugu jira positive iyo negative, ayaa waxay keenaan xidhmo koronto, taasi oo sameysa xidhmo magned. Sidoo kale, qulqulka elektaronada markuu taabto shay iska-caabin adag leh waxaa khasab noqota in elektaroono badan meeshaas isku soo gaadhaan taasi oo keenta in awoodii korontada loo badelo awood kuleyl taasi oo meesha ka soo saarta awood iftiin. Habkani waa sida laambadaha iyo laydhku ku shaqeeyo.[2]