Khilaafada Islaamka

Khulafo Raashidiin
ﺍﻟﺨﻼﻓﺔﺍﻟﺮﺍﺷﺪﺓ
Imaam Muslimiin
(ﺃﻣﻴﺮ ﺍﻟﻤﺆﻣﻨﻴﻦ)

Rashidun Caliph Abu Bakr as-Șiddīq (Abdullah ibn Abi Quhafa) - أبو بكر الصديق عبد الله بن عثمان التيمي القرشي أول الخلفاء الراشدين.svg

Abu Bakr Sadiiq

Wakhtiga Hogaanka: 8 Juune 632 – 23 Ogosto 634 (27 bilood)

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Abu Bakr.

Rashidun Caliphs Umar ibn Al-Khattāb - عُمر بن الخطّاب ثاني الخلفاء الراشدين.svg

Cumar bin Khattab

Wakhtiga Hogaanka: 23 Ogosto 634 C.D – 03Nofember 644 C.D

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Cumar.


Rashidun Caliph Uthman ibn Affan - عثمان بن عفان ثالث الخلفاء الراشدين.svg

Cusmaan binu Cafaan

Wakhtiga Hogaanka: 644 C.D ilaa 656 C.D

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Cusmaan.

Rashidun Caliph Ali ibn Abi Talib - علي بن أبي طالب.svg

Cali binu Abi-Daalib

Wakhtiga Hogaanka: 656 C.D ilaa 661 C.D

Deegaanka dowlada Islaamka wakhtigii Cali.

Dhamaan Khulafada

Khulafo Raashidiin (632-661)

Khulafadii Umawiyiinta (661-750)

Khulafadii Cabaasiyiinta (750-1258)

Khulafadii Cusmaaniyiinta (1517-1924)

Khulafo Raashidiin (Af-Ingiriis: Rashidun Caliphates; Af-Carabi: ﺍﻟﺨﻼﻓﺔ ﺍﻟﺮﺍﺷﺪﺓ) (sidoo kale loo yaaqaano: Rashidiinta, Afarta Khulafo) waa afartii asxaabi ee ku xigtey Nebi Muxamed (n.n.k.h) maamulka iyo hogaanka dawladii Islaamka, kuwaasi oo kala ah:

  • Abu Bakr Sadiiq - ﺃﺑﻮ ﺑﻜﺮ ﺍﻟﺼﺪﻳﻖ
  • Cumar (Cumar bin Khataab) - ﻋﻤﺮ ﺑﻦ ﺍﻟﺨﻄﺎﺏ
  • Cusmaan binu Cafaan - ﻋﺜﻤﺎﻥ ﺑﻦ ﻋﻔﺎﻥ iyo
  • Cali (Cali binu abi Dalib) - ﻋﻠﻲ ﺑﻦ ﺃﺑﻲ ﻃﺎﻟﺐ

Ereyga Khaliif (Caliph; ﺍﻟﺨﻼﻓﺔ) waa khaliifyadii hogaaminayay maamulka diinta Islaamka, waxaana ka mid ah:

Afarta Khulafo Raashidiinta

Khulafo al-Rashiidiintu waa afarta asxaabi ee hogaanka iyo talada maamulka Dawladda Islaamka la waday Nebi Muxamed intii uu noolaa isla markaana gacanta ku dhigay ayagoo iskaga dambeeyay hogaaminta dowladii Islaamka. Wakhtigii Khulafo al Raashidiinta Dawladda Islaamku aad ayay u balaadhatay waxayna gaadhay meelo badan oo ka mid ah Bariga Dhexe, galbeedka qaarada Yurub, waqooyiga Afrika, bariga fog iyo wadano aad u badan oo kale. Wakhtigani maamulka Dawladda Islaamka ee Afarta Khulafo wuxuu bilaabmey 8dii Juune sanadkii 632 C.D; wuxuuna dhamaadaa 28 Luuliyo sanadkii 661 C.D taasi oo ku beegan goortii la dilay Cali binu Abi Dalib ee xilka iyo hogaanka Dawladda Islaamka uu la wareegay Mucaawiya binu Abi Sufyaan. Intii Afarta Khulafo talada Dawladda Islaamka hayeen waxay qabsadeen dhu aad u baaxad weynt taasi oo lagu qiyaaso 9,000,000 km² (sagaal milyan mitir laba-laaban) (3,474,919 sq mi). Tirada dadka ku hoos jirey maamulka iyo hogaanka Khulafo al-Raashidiinta waxaa lagu sheegaa 40,300,000 (qiyaas dhan 40 milyan oo qof).

Other Languages
Afrikaans: Kalifaat
Alemannisch: Kalifat
asturianu: Califatu
تۆرکجه: خیلافت
беларуская: Халіфат
български: Халифат
বাংলা: খিলাফত
brezhoneg: Kalifiezh
bosanski: Hilafet
català: Califat
нохчийн: Халифат
کوردی: خەلافەت
čeština: Chalífát
dansk: Kalifat
Deutsch: Kalifat
Zazaki: Xilafet
Ελληνικά: Χαλιφάτο
English: Caliphate
Esperanto: Kaliflando
español: Califato
eesti: Kalifaat
euskara: Kalifa-herri
فارسی: خلافت
suomi: Kalifaatti
français: Califat
Gàidhlig: Cèileafaid
galego: Califato
हिन्दी: ख़िलाफ़त
hrvatski: Kalifat
italiano: Califfato
Basa Jawa: Khalifah
қазақша: Халифат
한국어: 아랍 제국
Кыргызча: Халифат
lietuvių: Arabų Kalifatas
latviešu: Kalifāts
Malagasy: Kalifaty
മലയാളം: ഖിലാഫത്ത്
मराठी: खिलाफत
Bahasa Melayu: Khilafah
မြန်မာဘာသာ: ကလီဖား၊ ကလစ်ဖ်
Nederlands: Kalifaat
norsk nynorsk: Kalifat
occitan: Califat
ਪੰਜਾਬੀ: ਖ਼ਿਲਾਫ਼ਤ
polski: Kalifat
پښتو: خلافت
português: Califado
română: Califat
русский: Халифат
sicilianu: Califfatu
Scots: Caliphate
سنڌي: خلافت
srpskohrvatski / српскохрватски: Kalifat
Simple English: Caliphate
slovenčina: Kalifát
shqip: Kalifati
српски / srpski: Калифат
svenska: Kalifat
тоҷикӣ: Хилофат
Türkçe: Hilâfet
українська: Халіфат
اردو: خلافت
oʻzbekcha/ўзбекча: Xalifalik
Tiếng Việt: Khalifah
ייִדיש: כאליפאט
中文: 哈里發國
Bân-lâm-gú: Khalifah-kok