Dhagax

dhagax
dhagax
dhagax

Dhagax (Af-Ingiriis: Rock ama Stone Af-Carabi: صخر) waa adke (solid) ka sameeysan macdan badan oo is-heeysata.

Dunidan aan ku nool nahay waxay ka sameeysan tahay dhagaxaan, carro iyo macdano kale.Dhagaxa ayaa yaraanka marna wuxuu noqon karaa qar iyo buur. carada ayaa ah wax ka yimid dhagax ama qar bururay.

Noocyada dhagaxaanta:dhagaxaanta waxaa loo qaybiyaa saddex1. dhagax ku samaysma qaraxa foolkaanaha2.dhsgax ku ssmsysma xaaqsanka iyo waxyaabaha dega3. dhagax isbadalay muuqaalkiisu

Dhagaxa Foolkaanaha: dhulka gudihiisa waxaa badan ama sareeya heer kulka iyo cadaadiska , macdan kastaana wacay noqotaa dareere. Dareerahaas waxaa looyaqaan afka qalaad Magma waana dareere holac ah, magmadu markay timaado dhulka korkiisa way qaboowdaa waxayna isku badashaa adke (dhagax) waxaaba looyaqaan dhagaxa igniyoos waana eray kayimid afka Giriiga (Ignious) waa eray macnihiisu yahay dab ama holac. waxaa dhagaxaantan kamida Gabro, Granite, Obsedian, Basalt, Scoria iyo kuwo kale oo badan.waxaana laga helaa meelo badan dunida , bariga iyo bartamaha Afrika wuxuu leeyahay waxtar balaadhan iyo adeegsi badan. Gayiga Soomaalida waa laga helaa.


Template:SOMGA

Other Languages
Afrikaans: Klip
Alemannisch: Gestein
aragonés: Roca
العربية: صخر
ܐܪܡܝܐ: ܐܒܢܐ
অসমীয়া: শিল
asturianu: Roca
azərbaycanca: Dağ süxurlar
башҡортса: Тау тоҡомо
Boarisch: Stoa
беларуская: Горная парода
беларуская (тарашкевіца)‎: Горная парода
български: Скала
भोजपुरी: चट्टान
বাংলা: শিলা
bosanski: Stijena
català: Roca
ᏣᎳᎩ: ᏅᏯ
کوردی: بەرد
corsu: Petra
čeština: Hornina
Cymraeg: Craig
dansk: Bjergart
Deutsch: Gestein
Zazaki: Salek
Ελληνικά: Πέτρωμα
Esperanto: Rokaĵo
español: Roca
eesti: Kivim
euskara: Arroka
estremeñu: Roca
فارسی: سنگ
suomi: Kivi
Na Vosa Vakaviti: Vatu
français: Roche
Nordfriisk: Stianang
Frysk: Stiente
Gaeilge: Carraig
kriyòl gwiyannen: Ròch
Gàidhlig: Clach
galego: Rocha
客家語/Hak-kâ-ngî: Sa̍k-thèu
עברית: סלע
हिन्दी: शैल
hrvatski: Stijena
Kreyòl ayisyen: Ròch
magyar: Kőzet
հայերեն: Ապար
interlingua: Petra
Bahasa Indonesia: Batu
Iñupiak: Uyaġak
Ido: Petro
íslenska: Berg
italiano: Roccia
日本語: 岩石
Jawa: Watu
Taqbaylit: Azṛu
қазақша: Тау жынысы
ಕನ್ನಡ: ಕಲ್ಲು
한국어: 암석
kurdî: Kevir
Кыргызча: Тоо тектер
Ladino: Pina
Lëtzebuergesch: Gestengs
Lingua Franca Nova: Roca
lumbaart: Córna
lietuvių: Uoliena
latgaļu: Plīksnis
latviešu: Ieži
македонски: Карпа
മലയാളം: പാറ
монгол: Чулуу
मराठी: खडक
Bahasa Melayu: Batu
မြန်မာဘာသာ: ကျောက်
Plattdüütsch: Steen (Petrologie)
नेपाली: चट्टान
नेपाल भाषा: ल्वहं
Nederlands: Gesteente
norsk nynorsk: Bergart
norsk: Bergart
Nouormand: Rotchi
occitan: Ròca
ਪੰਜਾਬੀ: ਚਟਾਨ
polski: Skała
پنجابی: چٹان
português: Rocha
Runa Simi: Rumi kaq
română: Rocă
русиньскый: Горнина
sicilianu: Sassu
سنڌي: پٿر
srpskohrvatski / српскохрватски: Stijena
Simple English: Rock (geology)
slovenčina: Hornina
slovenščina: Kamnina
chiShona: Mabwe
shqip: Shkëmbi
српски / srpski: Стене
Sunda: Batu
svenska: Bergart
தமிழ்: பாறை
తెలుగు: రాయి
ไทย: หิน
lea faka-Tonga: Makatuʻu
Türkçe: Kayaç
татарча/tatarça: Тау токымы
українська: Гірська порода
اردو: حجر
oʻzbekcha/ўзбекча: Togʻ jinslari
vèneto: Piera
Tiếng Việt: Đá
West-Vlams: Gestêentesôortn
吴语: 岩石
ייִדיש: שטיין
Vahcuengh: Rin
中文: 岩石
Bân-lâm-gú: Gâm-chio̍h
粵語: 石頭