Cilminafsi
English: Psychology

Cilminafsi (Af-Ingiriis: Psychology; Af-Carabi: علم النفس) waa cilmiga iyo barashada maskaxda iyo dabeecada dadka.

sidoo kale cilmi nafsiga waxaa lagu macneeya ain uu saldhig un yahay in qofku isku qaato wax uusan aheeynCilmi nafsigu waa barashada nafta iyo dabeecadeheeda iyadoo laga eegayo dhinacyo badan waxaa la ogaadaa naftu waxay diidayso iyo waxay doonayso iyo siday jawaab uga bixiso waxa la soo dersa oo jawaab bixintaasi isugu jirta mid dareen ah iyo mid hadal ama fal ay u soo gudbiso,haddaba nafba nafta kale sababaha ay uga gedisan tahay marka loo eego dhaqanka iyo dabeecada u gaarka ah waxaa dib loogu celiyaa oo loo sababeeyaa taariikh nololeedkeedii iyo waxyaalihii ay hore ula soo kulantay oo isugu jira deegaanka ay naftaasii ku noolayd iyo dadka ay la soo dhaqantay sidoo kale aqoon iyo waayo aragnimo nooca ay soo kasbatay ilaa iyo taariikh nololeedkeedii iyadoo naftu ku salaynaysa macluumaadka ku kaydsan maskaxdeeda ayaa nooca jawaab bixinteedu ku aroortaa hadba qarada iyo tayada iyo nooca ay kayd ahaan maskaxdeeda ugu hayso,haddaba waxa qofka la soo dersa oo Ingiriisiga la yidhaahdo effect,Carabigana musiir waxa jawaab celinta la yidhaahdaa react(ion)Carabigana mustajaab,waa waxa qofka ku soo derinaya iyo siduu ula dhaqmayo ama jawaab bixintuu keenayo,sidaynu hore u soo tilmaannay jawaab bixinta qaabkeeda iyo dabeecadeedu waxay ku xidhan yihiin oo dib ugu noqonayaan macluumaadka ku kaydsan qofkaa maskaxdiisa ha ahaadeen kuwo cilmi ah ama kuwo waayo aragnimo oo uu soo kasbaday noloshiis

2.cilmo nafsigu waa barashada nafta iyo dabeecadaheeda iyadoo oo loo eegayo dhinacyo tusale ahan waxa lagu ogada naftu waxey dooneyso iyo waxey diideyso iyo sidey jawab oga bixiso waxa la soo dersa oo jawab bixintas iskugu jirto mid dareen ama hadl ah iyo mid ficil ah iskugu jiro]

Other Languages
Afrikaans: Sielkunde
Alemannisch: Psychologie
aragonés: Psicolochía
العربية: علم النفس
অসমীয়া: মনোবিজ্ঞান
asturianu: Sicoloxía
azərbaycanca: Psixologiya
تۆرکجه: سایکولوژی
башҡортса: Психология
žemaitėška: Psikoluogėjė
беларуская: Псіхалогія
беларуская (тарашкевіца)‎: Псыхалёгія
български: Психология
भोजपुरी: मनोबिज्ञान
brezhoneg: Bredoniezh
bosanski: Psihologija
català: Psicologia
нохчийн: Психологи
Cebuano: Sikolohiya
corsu: Psicologia
čeština: Psychologie
kaszëbsczi: Psychòlogijô
Чӑвашла: Психологи
Cymraeg: Seicoleg
dansk: Psykologi
Deutsch: Psychologie
Thuɔŋjäŋ: Piööcëkuɛ̈nnhom
Zazaki: Psikolociye
Ελληνικά: Ψυχολογία
English: Psychology
Esperanto: Psikologio
español: Psicología
euskara: Psikologia
estremeñu: Sicologia
suomi: Psykologia
føroyskt: Sálarfrøði
français: Psychologie
Nordfriisk: Psüchologii
furlan: Psicologjie
Frysk: Psychology
Gàidhlig: Eòlas-inntinn
galego: Psicoloxía
Avañe'ẽ: Apytu'ũkuaaty
ગુજરાતી: મનોવિજ્ઞાન
Gaelg: Shicklaage
客家語/Hak-kâ-ngî: Sîm-lî-ho̍k
हिन्दी: मनोविज्ञान
Fiji Hindi: Psychology
hrvatski: Psihologija
Արեւմտահայերէն: Հոգեբանութիւն
interlingua: Psychologia
Bahasa Indonesia: Psikologi
Interlingue: Psichologie
Ilokano: Sikolohia
íslenska: Sálfræði
italiano: Psicologia
日本語: 心理学
Patois: Saikalaji
la .lojban.: menske
Jawa: Psikologi
ქართული: ფსიქოლოგია
Taqbaylit: Tasnafsit
қазақша: Психология
kalaallisut: Tarnip ilinniarnera
ភាសាខ្មែរ: ចិត្តវិទ្យា
한국어: 심리학
kurdî: Psîkolojî
Кыргызча: Психология
Latina: Psychologia
Ladino: Psikolojiya
Lëtzebuergesch: Psychologie
Lingua Franca Nova: Psicolojia
Limburgs: Psychologie
Ligure: Psicologia
lietuvių: Psichologija
latviešu: Psiholoģija
मैथिली: मनोविज्ञान
македонски: Психологија
Bahasa Melayu: Psikologi
Mirandés: Psicologie
မြန်မာဘာသာ: စိတ်ပညာ
مازِرونی: روان‌شناسی
Napulitano: Psicologgia
Nedersaksies: Psychologie
नेपाली: मनोविज्ञान
नेपाल भाषा: साइकोलोजी
Nederlands: Psychologie
norsk nynorsk: Psykologi
norsk: Psykologi
Novial: Psikologia
Nouormand: Psychologie
occitan: Psicologia
ਪੰਜਾਬੀ: ਮਨੋਵਿਗਿਆਨ
Picard: Psicologie
polski: Psychologia
Piemontèis: Psicologìa
پنجابی: نفسیات
پښتو: ساپوهنه
português: Psicologia
Runa Simi: Nuna yachay
rumantsch: Psicologia
română: Psihologie
русский: Психология
русиньскый: Псіхолоґія
саха тыла: Психология
ᱥᱟᱱᱛᱟᱲᱤ: ᱢᱚᱱ ᱥᱟᱬᱮᱥ
sardu: Psicologia
sicilianu: Psicoluggìa
سنڌي: نفسيات
srpskohrvatski / српскохрватски: Psihologija
Simple English: Psychology
slovenčina: Psychológia
slovenščina: Psihologija
Gagana Samoa: Saikolosi
српски / srpski: Психологија
Sesotho: Saekholoji
Seeltersk: Psychologie
Basa Sunda: Psikologi
svenska: Psykologi
Kiswahili: Elimunafsia
தமிழ்: உளவியல்
tetun: Psikolojia
Tagalog: Sikolohiya
Tok Pisin: Saikolosi
Türkçe: Psikoloji
татарча/tatarça: Психология
українська: Психологія
اردو: نفسیات
oʻzbekcha/ўзбекча: Psixologiya
vèneto: Sicołogia
Tiếng Việt: Tâm lý học
West-Vlams: Psychologie
Winaray: Psikolohiya
吴语: 心理学
მარგალური: ფსიქოლოგია
ייִדיש: פסיכאלאגיע
Vahcuengh: Simleixhag
Zeêuws: Psyholohie
中文: 心理学
Bân-lâm-gú: Sim-lí-ha̍k
粵語: 心理學