Bar-internet

Bar-internetka dowlada Somaliland
Whitehouse.gov horaantii 1995, wakhtigii uu madaxweynaha ahaa Bill Clinton

Bar-internet (Af-Ingiriis: website[1]; Af-Carabi: موقع ويب) waa bar (meel) ka tirsan bogaga internetka taasi oo gaar u ah qof, meherad, koox, urur, dowlad iyo wixii la mid ah. Barta internetka waxaa ku jira macluumaadyo badan oo kala duwan kuwaasi oo iskugu jira qoraal, dhagaysi, maqal, maqal iyo muuqaal iyo noocyo kale.

Bar kasta oo internetka ka mid ah waxay leedahay ciwaan, magac iyo IP u gaar ah kuwaasi oo laga soo iibsado ama kireysto shirkadaha waaweyn ee maamula internetka.

Hordhac

Sida caadiga ah bar-internet waa goob ka tirsan macluumaadka onlineka ah ee laga helo internetka. Goobtaasi waxaa si gaar ah u maamula ama iska leh qof, meherad, koox, urur iyo wixii la hal maala. Dunida maanta waxaa jira tiro aad u badan oo bar-internet ah kuwaasi oo u adeega bulshada caalamka isla markaana leh ujeedooyin iyo shaqo kala duwan.

Other Languages
Afrikaans: Webwerf
Alemannisch: Website
አማርኛ: ዌብሳይት
Ænglisc: Webbsīde
العربية: موقع ويب
অসমীয়া: ৱেবছাইট
asturianu: Sitiu web
azərbaycanca: Veb sayt
تۆرکجه: وب‌سایت
башҡортса: Сайт
Bikol Central: Websityo
беларуская: Сайт
беларуская (тарашкевіца)‎: Вэб-сайт
български: Уебсайт
भोजपुरी: वेबसाइट
brezhoneg: Lec'hienn
bosanski: Web-sajt
català: Lloc web
Cebuano: Sitio web
کوردی: وێبگە
čeština: Website
Cymraeg: Gwefan
dansk: Websted
Deutsch: Website
Zazaki: Website
Ελληνικά: Ιστότοπος
English: Website
Esperanto: TTT-ejo
español: Sitio web
eesti: Veebisait
euskara: Webgune
فارسی: وبگاه
français: Site web
Frysk: Webstee
Gàidhlig: Làrach-lìn
galego: Sitio web
ગુજરાતી: જાળસ્થળ
हिन्दी: वेबसाइट
հայերեն: Կայք
interlingua: Sito web
Bahasa Indonesia: Situs web
italiano: Sito web
Basa Jawa: Situs jaringan
ქართული: საიტი
қазақша: Сайт
ភាសាខ្មែរ: វែបសាយ
ಕನ್ನಡ: ಜಾಲತಾಣ
한국어: 웹사이트
kurdî: Malper
Кыргызча: Веб-сайт
Limburgs: Website
lumbaart: Sitt web
latviešu: Tīmekļa vietne
олык марий: Сайт
македонски: Мрежно место
монгол: Вэб сайт
Bahasa Melayu: Tapak web
မြန်မာဘာသာ: ဝက်ဘ်ဆိုဒ်
नेपाली: वेबसाईट
Nederlands: Website
norsk nynorsk: Nettstad
norsk: Nettsted
ਪੰਜਾਬੀ: ਵੈੱਬਸਾਈਟ
Pälzisch: Website
português: Sítio eletrónico
română: Site web
русский: Сайт
саха тыла: Ситим-сир
sicilianu: Situ web
Scots: Wabsteid
srpskohrvatski / српскохрватски: Web-sajt
Simple English: Website
slovenčina: Web site
slovenščina: Spletišče
српски / srpski: Веб-сајт
Basa Sunda: Ramatloka
svenska: Webbplats
Kiswahili: Tovuti
తెలుగు: వెబ్‌సైటు
tetun: Web site
тоҷикӣ: Вебгоҳ
Tagalog: Websayt
Türkçe: Web sitesi
татарча/tatarça: Сайт
українська: Веб-сайт
اردو: ویب سائٹ
oʻzbekcha/ўзбекча: Vebsayt
Tiếng Việt: Website
West-Vlams: Website
Winaray: Websayt
Wolof: Dalub web
მარგალური: საიტი
ייִדיש: וועבזייטל
中文: 網站
Bân-lâm-gú: Bāng-chām
粵語: 網站