Bada Dhexe, Bada Mediterraniyan (Af-Carabi: البحر الأبيض المتوسط; Af-Ingiriis: Mediterranean Sea; loogu dhawaaqo: /dɪtəˈreɪniən ˈsiː/) waa bad ku taalo inta u dhaxeeso Yurub, Afrika iyo Aasiya.